Geestiir Online

soonka maxaa buriya

Posted by geestiir on July 23, 2012

Su’aal:- ilaah kheyr ha idinka siiyee, su’aasheydu waa
 maxaa soonka burinkara?

 

Jawaab:-Soonka waxyaabaha buriyaa waa laba qaybood:

1- wax qofka gudihiisa gala sida: cunada iyo cabida iyo waxyaabaha la midka ah sida sigaarka  iyo irbada cuna ahaanta loo qaato.

2- wax qofka kazoo baxa: sida dhiiga xaydka iyo nifaaska, iyo minida oo galmo ama kas loosoo bixiyo, iyo mataga oo la iska keeno walaahu aclam

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

hambalyo

Posted by geestiir on July 23, 2012

hambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyohambalyo

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Allow Borame Kugee

Posted by geestiir on September 3, 2011

Posted in Uncategorized | Tagged: | Leave a Comment »

 
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.